𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐀𝐒𝐔)
Guddoomiyaha 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐮𝐮𝐝, 𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐢𝐲𝐞, oo ay weheliyaan maamulka sare ee Jaamacadda, ayaa soo dhaweeyay wafdi ka socday 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐀𝐒𝐔), oo uu hogaaminaayey Guddoomiyaha Ururka, 𝐃𝐫. 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐚𝐲𝐢𝐝, intii lagu guda jiray booqashadaan, waxay dhinacyadu isdhaafsiisteen xogwaraysi oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hay’adaha tacliinta sare ee Soomaaliyeed, horumarinta wada-shaqaynta aqooneed, iyo ka wada shaqaynta dhanka waxbarashada, cilmi-baarista, hal-abuurka iyo horumarinta qaranka.
Labada hogaamiye ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo iskaashiga hay’adaha iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo tayada jaamacadaha Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xoojinayo ku habboonaanta iyo waxtarka waxbarashada sare ee baahiyaha horumarineed ee qaranka.





The Vice-Chancellor of 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, 𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐢𝐲𝐞, alongside the University’s top management, welcomed a delegation from the 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐢𝐞𝐬 (𝐀𝐒𝐔), led by its Chairman, 𝐃𝐫. 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐚𝐲𝐢𝐝, during a courtesy visit aimed at strengthening collaboration among Somali higher education institutions, promoting academic cooperation, and advancing shared priorities in education, research, innovation, and national development.
Both leaders have underscored the importance of sustained institutional collabration and collective efforts to improve the quality of Somali universities as well as strengthening the relevance of higher education to notional development.

