Hambalyada Jaamacadda Hormuud oo ku aadan Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland.
Puntland - Somalia
Jaamacadda Hormuud waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda u soo idlaatay 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝.
Waxaan bogaadinaynaa dadaalka ay geliyeen waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan bahda waxbarashada ee idin garab istaagay safarkiina waxbarasho.
𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧, waxaan idiin rajaynaynaa guul, natiijooyin wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya oo ku dhisan aqoon, dadaal, iyo himilo sare. Waxaan rajaynaynaa in aad ka mid noqotaan jiilka ku howlan horumarka dalka iyo bulshada.