HU Resources
HORMUUD UNIVERSITY
About & Academics
 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee 𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠

𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee 𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠

Ardayda Faculty of Engineering, gaar ahaan 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee ...

 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee 𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠
Ardayda Faculty of Engineering, gaar ahaan 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee 𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠, ayaa soo bandhigay dhismayaal macmal ah oo gacanta lagu sameeyay, taasoo ka mid ahan shaqooyinkooda waxbarasho (𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞 𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭𝐬) ee la xiriira naqshadeynta dhismayaasha (𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧).
 
 
 
Tani waxa ay ka tarjumaysaa qaabka waxbarasho ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 Hormuud ay ugu diyaarinayso ardayda xirfadaha muhiimka u ah in ay mustaqbalka kaalin muuqata ka qaataan horumarinta iyo qurxinta magaalooyinkeena.